Iyada oo lagu gudo jiro xili roobaadkii guga ayaa galabta waxa magaaladda Hargeisa ka da’ay roob baaxadle isla markaasina waxa magaaladda qabsaday roob wata onkod hilaac iyo dhibic xoogan in kasta oo qaybo magaalada ka mid ah aan laga dareemin hadana onkodka iyo hilaaca badi magaaladda waa laga arkaayay.