SAFIIRKA SOMALIYA U JOOGA MARAYKANKA OO UU KA DHACAY SHARCIGII AFARTA SANO EE SAFIIRNIMO.

Wasaaradda arrimaha dibedda ee marykanka ayaa ku war gelisay siduu sharcigoodu dhigayo muddada afarta sano ee sharciga safiirnimo markay dhammaato inay wasaaradda arrimaha debedda ka soo dalbadaan iyagoo dalkooda JOOGA Wakiiladu.

Arrintani waxay werwer weyn ku abuurtay wakiilkii xasan shiikh u joogay ameerika DAHIR CARAB isagoo ka baqaya in loo soo diido mar kale inuu wakiil uga noqdo xasan shiikh maraykanka sabtoo ah dawladda maraykanku hore ayay u qawadsanayd anshaxiisa diblamaasiyadeed oo ah mid ay fahmiwaayeen.

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.