Kani waa safiirka Imaaraadka u jooga Muqdisho, waxana la sheegayaa inbuu ka baxaayo halkaasi oo uu dalkiisii ku laabanaayo
Col. Mohamed Mubaarik, waa sarkaalka u sareeyay ciidamada dalka Imaaraadka u joogay Muqdisho ee sida arxanvdarada ah loogu dilay halkaasi
Waxa jira 3 sarkaal oo Emarati-yiin ah iyo mid Bahraini ah oo iyana xagaasi lagu dilay