Writen by Qaran News |

18 qof oo Maxakamadda Ciidamda Puntland ay ku riday xukunno dil ah kadib markii lagu helay falal argagixisnnimo ayaa maanta maxkamadda sare ee ciidamda ay ayiday xukunkii lagu riday.

17 ka mid ah dadkan ayaa lagu xukumay dil, halka ay midka 18-aad lagu xukuntay xabsi daa’in.