Xukuumadda Somaliland ayaa saaka dil toogasho ku fulisay shan qof, kuwaas oo hore dilal u geystay, isla markaana ku xukunaa dilal toogasho ah.
Qisaastan lagu fulliyey saaka shantan qof ayaa ka dhacday xabsiga Madheera ee gobolka Saaxil.
Warkaasina waxa uu u dhignaa sidan hoos ku xusan.