Shirkii 3-aad ee Golaha Wasiirrada oo uu Shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka iyo golaha wasiirada Somaliland oo ka qabsoomay xarunta Madaxtooyada