“Sideedaba, gefafka siyaasiga ah iyo garasho xumada hoggaanka lagama dhigi karo dembi wadareed dadka oo dhan iyo deegaan gaar ahi la wadaagaan.
Aniga iyo Gebiley taariikh guun ah oo qiima leh baa isku kaaya gunudda, xisbiga aan hoggaankiisa ka mid ahayna ma’aha KULMIYAHA eeday kala irdhaynta dadkiisa.
WADDANI siyaasaddiisa waxaa gundhig u ah isku haynta dalka iyo dadka.”
Qore: Khadar Xuseen Cabdi
Xoghayaha guud ee xisbiga Waddani.
May be an image of 1 person