“Somaliland Cadaw muu soo weerarin ee waa qorshe xumada xukuumada Muuse Biixi
Daahir Riyaale dad mid ah iyo dal mid ah buu Madaxweyne Siilaanyo ku wareejiyay, Siilaanyo waxa uu Muuse ku wareejiyay dal iyo dad mid ah isna tii baa laga doonaya..”
Xoghayaha Caddaaladda xisbiga Waddani yoonis Ahmed yoonis
May be an image of 1 person and standing