Xukuumada Somaliland ayaa Mamnuucday in dadku wax hub ah ay qaatan ama la soo soo baxaaan shacabku .
Sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada arimaha gudaha Somaliland , Guddida heer qaran ee amniga Somaliland ayaa kulan ay yeesheen waxa ay ku mamnuuceen in hub ah shacabku ay qaataan, qof ahaan iyo wadar ahaan, islamarkaana waxa la faray hay’addaha amniga inay talaabo ka qaadan cid kasta oo hub sharci daro ah lagu arko .






