
SOMALILAND WAY SII WADAYSAA XIDHIIDHKA KA DHEXEEYA IMAARDKA IYO ISRA’IIL IYO AMEERIKA.
Iiraan maanta waxay caddaysatay oo ay indhaha caafimaadka qabaa
arkayaan inay halis ku tahay adduunyada oo aanay waxba ula hadhin dalalka muslimka ah iyo nabadgelyada adduunka
Isra’iil hadday qasa baabi’isay iiraanna waxay baabi’in kuwaddaa dadkii muslinka sunniga ahaa ee ay weligeed nebcayd waxay u badheedhay adduunyada inay khalkhal ku geliso wax aanay waxba ka qabankarayn taas oo keentay maanta in dalkeedii baaba’o iiraan way jabtay ciidankii badda markab kama noola, ciidankii cirka waalla gumaaday, ciidankii dhulka ayay ku socotaa ta u daran madaxdoodii waalla beegsaday ama la laayay mar haddii madaxda lagaa dilona waad jabtay.
Iiraan oo ah cadowga somaliland ayaamahan soo socda waxa ka dhacaya isbeddel weyn oo caalamka guul u ah.
Imaaraadka iyo saaxiibkayaga isra’iil iyo maraykan waanu barbartaagannay dagaalkana waanu gelaynaa ma nihin dad xuuti lagu cabsiiyo.
MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.





