Shaqsiyaad Gaara oo Kooto loogu xidhay, keenista Jaadka Miirooga, iyo Diyaarad Jaad ka keentay Nairobi oo laga celiyay Laascaanood.
Diyaarad Jaad ka keentay magaalada Nairobi ayaa shalay laga celiyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Laascaanood ka dib Markii ay diideen ganacsatadii lahayd Jaadka Miiroogu in Bixiyaan afar Dollar Kiilo walba ( 4$) lacagtaas oo aan ahayn Cashuur balse ay qaadanayaan Shaqsiyaad Gaar ah oo kooto loogu Xidhay Jaadka Miirooga, kuwaas oo aan ahayn Gsnacsato
Diyaarada Jaadka Miirooga ka keentay Nairobi waxa soo kiraystay Maxamed Jabuutaawi iyo Kawsar Afdiinle 571.
Xigasho : Cabdikariim Siciid Saalax.
No photo description available.