Suldaan Yusuf Muxumed Xiiray oo ah suldaanka guud beelaha Isaxaaq Care ayaa maanta hadhimo sharafeed u sameeyay qurbojooga Isaxaaq Care ee dhawaan dalka u yimid ololahii doorashada.

Suldaanka ayaa qurba joogavuga warbixiyay xaalada gùud ee deegaanada Sabawanaag iyo Cadaadley oo uu dhawaan tuulo tuulo u soo maray.

Sidoo kale kulankaasi oo mudo qaatay ayaa aad la isugu waraystay aakhirkiina la isku nabad galyeeyay iyada oo xubnaha qurba joogo ay dib ugu lasbanayaan dalalkii ay ka kala yimaadeen