
INNAALILLAAHU WA’INNA ILAYHI RAAJICUUN ILAAHAY QABRIGA HAW NUURO CALI MAXAMAD DIIRIYE CALI BAANDAY GEERIDA NAXDINTA LEH EE KU TIMID.
Cali Maxamad Diiriye oo ahaa ruug caddaa ka soo qayb qaatay halgangii SNM Ilaahay waxaan uga baryayaa inuu qabriga ilaahay u nuuro oo Samir iyo iimaan ka siiyo qoyskii iyo ehelkii uu ka baxay dhammaantood.
Waxa aan tacsi gaar ah u dirayaa Bushaaro Baanday oo aan ka tacsiyadynaayo geeridaas naxdinta leh ee ku timid aabaheed
Samir iyo iimaan dhamaanteen
MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.





