Hargeysa(Qaran news)-Taliyaha Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland Sarreeye Gaas Maxamed Aadan Saqadhi ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.

Waxa Madaarka Caasimadda Hargeysa ku soo dhaweeyay Taliyaha Kuxigeenka koowaad ee Ciidanka Booliska sareeye guuto Cabdi Xasan Mire, Hoggaanno iyo Saraakiil kala duwan.

Taliyaha ayaa dalka dibadiisa ugu maqnaa hawlo caafimaad, oo uu soo dhamaystay