Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa socdaal ku yimid dalka Ingriiska waxana xafiiskiisa ku qaabilay raysal wasaaraha dalka UK, Rishi Sunak.
Somaliland ayaa dalka Britain xoreyadeeda ka qaadatay 1960kii xaga ay Somalia oo uu maanta matalaayo Xasan Sheekh Maxamuud ay xoriyadooda ka qaateen dalka Talyaaniga.
Madaxweynaha Somalia ee maanta booqashada ku joiga dalka Ingriiska ayaan booqan karin Somaliland oo midnimadii ay Somalia la gashay kala noqotay 1991kii.