“Sanadkan Moosinka Xajka waxaanu dhoofinay 2 Milyan iyo 6 Boqol oo kun oo Neef.”
Mareeyaha Dekkadaha Somaliland Siciid Xasan Cabdilaahi ayaa sheegay tirada Xoolaha Sanadkan Somaliland looga dhoofiyay Mowsinka Xajka dartii.