Turkigu waa gumaysi casriyaysan oo doonaaya in uu baahida iyo dawlad laanta ka jirta Somalia uu kaga faa’iidaysto arimo dhaqaale.

35 sano ayay beesha caalmku caawinaysay Somalia wali lama arag dal caruurta gaajoonaysa calankiisa ku soo sawira arinkaasi oo ah wax aan la aqbqli karin.

Caruurta Somalia gaajo ma hayso ee waxa haysa dawlad xumo, madaxda Somalia ee dalkooda ka iibinaaya ee lacagta ka qaadnaaya gumaysiga Turkiga waa in ay caruurtooda u tudhaan oo dalkooda dhistaan.

Sawiradani waa caruur ka kid ah caruurta dugsiyada Hargeisa Somaliland oo abaal marin la siinaayo

Waxa aad eegtaan sida ay isu maamulaan ee Caruurtooda u dhisaan dadka reer Somaliland , caruurta reer Somaliland ayaa hela waxbarasho, amaan iyaga oo hiigsanaaya mustaqbalka in ay noqdaan kuwa dalkooda iyo dadkooda anfacaan.

Dawlada Turkigu waxa ay doonysàa in ay Somaliland dhib u geysato si loo baryo arinkaasi oo shicbi ka iyo dawlada Somaliland ka diideen.

Dadka reer Somalia waa in ay Turkiga iska saaraan oo ka xoroobaan cuntada lagu gumausanaayo dalkoodana lagu qaadanaayo.

Waa in ay ku daydaan dawladda iyo shicibka Somaliland ee xorta ah.