Wafdigii uu hoggaaminayay wasiirka arrimaha dibadda Somaliland oo saacado badan kulan madaxtooyada kulahaa madaxweynaha Somaliland ayaa hadda dib uga dhoofay garoonka Hargeysa.
Madaxweynaha Somaliland iyo wasiirka arrimaha dibadda ayaa shir jaraa’id wada qabtay inta aannu ka dhoofin Hargeysa wasiirka arrimaha Dibadda Israa’iil.
Qodobo kala duwan ayaa diirada kula saaray kulanka labada dhinac ee Somaliland iyo Israa’iil.
Gallaydh TV kala soco qodobada.






