“Waligay ma arag, mana maqal hogaan dal leeyahay oo aad moodo in uu ku leeeyahay ma kolbay soo dhaafayaan daantooda.
Ma ogyahay in waddankaasi yahay qaran saaqiday; marka aanad xishoonayn ma kala jeclid in aad fashilantay oo aad hoggaaminayso waddan qaybsan iyo in kale!
Waxaas agtiisa ma samaynayaan wax macno ah! Waa barta u hoosaysa ee qayru masuulnimada!”
Prof-Abdi Ali Jamac
May be an image of 1 person