Madaxweyne Muuse Biixi ayaa maanta ku dhawaaqey in Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeyaasha Doorashooyinku Dalka ka bilaabmato 28/12/2022 oo ku beegan maalin Arbaca ah