Madaxweynihii Hore Ee Suudaan Jeneraal Cumar Al Bashiir Oo Imminka Ka Baxsaday Jeelka Koober Ee Magaalada Khartuun.

Isagoo Ka Faa,idaystay Dagaalka Ciidamada Xoogga Iyo Ciidamada Deg Degga U Howl Gala Ee Janjabiidka Taliye Uga Dhigay Kol Hore Asaaskiisuna Al Bashiir Lahaa Oo Uu Ku Xasuuqi Jiray Mucaaradka, Waxaana Arrintaa Fuliyey Xisbigii Maamulkiisa Ku Dhisnaa Ee Mu,tamarka Loogu Yeero

Ali Sheikh Adam