Wasiirka arimaha gudaha Somaliland mudane Cabdalle Sandheere ayaa xilkii u kala wareejiyay taliyahii ciidanka Booliska Somaliland ee hore iyo taliyaha cusub

Munaasibada xil-wareejinta Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska JSL Sarreeye Gaas Maxamed Aadan Saqadhi iyo Taliyaha cusub ee Ciidanka Sarreeye Guuto Cabdiraxmaan Cabdilaahi Xasan ayaa maanta qabsoontay.