Wasiirka Biyaha oo la Kulmay Hay’adda Turkiga ah ee TIKA


Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka Wasaaradda Horumarinta khayraadka Biyaha md Saleebaan Yuusuf Cali koore, oo ay weheliyaan Wasiirku xigeenka Wasaaradda Mudane Maxamuud jaamac Warfaa iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Marwo Nafisa Maxamuud Shirwac ayaa kulan la qaatay Hay’ada TIKA.

“Turkish Cooperation and Coordination Agency (TIKA)”
Madaxda office TİKA PROGRAM COORDINATOR SOMALILAND Zafer EŞKİ ayaa qayb ka ahaa kulankan oo qabsoomay
Xafiiska Wasiirka Wasaaradda,

Waxa laga wada hadlay sidii loo dardar galin laha wada Shaqaynta labada dhinac .