๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ-๐ค๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐จ๐จ๐ง๐ข๐ฌ ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ง๐ข๐ฌ ๐๐ฒ๐๐ ๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐๐ง ๐๐ฎ๐ฅ๐ ๐๐๐๐ญ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐๐๐ข๐๐ ๐๐ฎ๐ช๐ฌ๐๐ ๐๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐ & ๐๐ง๐ฌ๐ก๐๐ฑ ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ง๐๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐,
kulan waxa goobjoog ahaa Agaasimaha Guud Wasaaradda Cadaaladda Mudane Maxamed Cabdi Xaashi waxa uu Wasiirku werbixin dheer ka dhagaystay Gudoomiyaha Guddiga Cigaal Cismaan Aw Xasan & xubnaha guddida ruqsad bixinta & anshax marinta qareenada Somaliland iyagoo uga waramay wixii u qabsoomay mudadii ay joogeen & caqabadaha ku gadaaman shaqadooda.
Ka dib werbixinta waxa uu wasiirku la wadaagay qoddobo muhiim u ah kulankan oo ay ka mid yihiin.
1. hawl-gudashada xubnaha guddida.
2. โ u hogaansanaan laโaanta habraac bixinta ruqsadaha qareenada.
3. โ Gaabiska & hagaajinta nidaamka anshax marinta qareenada & sidii loo fulin lahaa goโaanada maamul ee ay gaadheen guddidu.
Wasiirka iyo xubnaha guddida ayaa ku balamay kulan kale si looga sii amba qaado qodobada sare ku xusan.