Wasiirka Ganacsiga Somaliland oo guďdi baadhitaan u magacawday shan hay’adood oo Dekedda Berbera ka hawl gala.

Wasiirku waxa uu talaabaddii u horaysay ee uu qaaday tan iyo intii xilka loo magacaabay ku faragaliyey cabashooyin uu sheegay inay ka taagan yihiin hay’aha kala ah:-
1. Tarafagura
2. Haamaha shiidaalka
3. Shirkadda Bad qabka badecadaha
4. Shirkadda ARDMORE managementa 5.shirkadda Shaybaadhka shiidaalka.