Hargeysa(Qaran news)-Wasiirkii Gaashaandhiga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye ayaa iska casilay xilkii uu hayay isaga oo ka soo horjeestay heshiiska Somaliland iyo Ethiopia.

Waraysi Xasaasi ah oo uu Wasiir Cabdiqani siiyay warbaahinta ayuu ku sharaxayaa siro badan.

 

La soco wixii ka soo kordha