Wasiir ku xigeenkii wasaaradda beeraha ee xukuumadda Muuse Biixi Naasir Caydiid ayaa xilkii uu hayay iska casilay isla markaasina ku biiray xisbiga Waddani .
Wasiir ku xigeenkii waxbarashada ayaa isna xilkii iska casilay isla markaasina ku biiray xisbiga Waddani oo uu sheegay in uu dhisi doono musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro.
Waxana la filayaa in ay is casilaan madax kale oo ka tirsan xukuumadda Muuse Biixi kuwaasi oo hada wada hadal kula jira xisbiga Waddani