Qoraalkani halkani hoose yaala waxa faafiyay Jiif Caaqil Rashiid Jaanbiir ee ka mid ah hogaamiyayaasha beelha Garxajis kuwa ugu awooda badan xaga dhaqanka iyo taladaba, waxana uu yidhi.

“Aniga oo ku hadlaya afka guddida guud ee beelaha Garxajis, waxaanu dhiig, dhimasho iyo difaac la garab taaganahay Beelaha Habarjeclo” Jiif Caaqil Rashiid Jambiir.

……… …….. ……

“I am speaking on behalf of the general committee of Garxajis tribes, we are with the blood, death and defense of Habarjeclo tribes” Jiif Caaqil Rashiid Jambiir