
Waxaa igu wareeriseen Halgankii Waddani aad usoo gashay maxaad ku heshay?
Caawa ayaan idiin sheegaya cida wax ku heshaye ina keena,
Horta anigu waxaan helay waan idiin sheegi doonaaye Qarankeenii saw ictiraaf muu helin? haa dhaha” dee Ictiraafkana saw muu keenin Madaxwaynihii aan 12ka sannadood dhisayay? dee haa dhaha”
Hadaba Halgankaygii aniga oo qudhi wax kumaan heline Qaranka JSL ayaa wax ku helay,
Markaa Halgankaygii aniga iyo intii ila aragtida ahayd haddii uu Dalkeenii Aqoonsi u keenay intaasi miyaanay idinku filayn? way nagu filantahay dhaha” dee
Hadaba aniguna waan iska heli wixii ilaahay ii qoraye Qaranka taageera oo aniga iyo intii ila aragtida ahayd oo uu Madaxwaynaha JSL Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ugu horeeyana waa Mahadsanitiin na dhaha” Madaxwaynahana taageera, oo guulaha Qaranka is barar taaga,
Dal wanaajiyo waddani baynu nahay!
Saacid Cali Kaahin Balaaki





