XARAMKA
11,650 xujey Soomaaliyeed ayaa sannadkan tegey dhulka barayksan.
Hayeeshee waxa ay soo werinayaan adeeg xumo baahsan sida; in aysan heysan meel ay seexdan, gaadiid ay adeegsataan iyo cid hagta, tan dambe waxaa la sheegay ina y ka dhalatay dhimashada mid ka mid ah xujeyda Soomaalida iyo dhaawac labo kale ,sida ay ku warrantay warbaahinta gudaha.