Madaxweynaha Somalia oo maanta booqasho ku tegay dalka Imaaraadka Carabta ayaa loo soo dhawèeyay ama qaabilay sidii oday Somaaliyeed.
Socdaalka Xasan Sheekh ayaa salka ku hayay laba qodob oo kala ah in uu ka hinaasay socdaalkii uu dhwaan Madaxweynaha Somaliland ku tagay dalka Imaaraadka isga oo ka xun xidhiidhka Somaliland iyo dalka Imaaraadka.
Ta kale ee uu Xasan Sheekh u tagay dalka Imaaraadka ayaa ah in uu dhaqaale dalkaasi uu ka helo iyada oo dalka Maraykanku uu caawimadii uu siin jiray Muqdisho uu ka joojiyay taasi oo waali ku abuurtay Xasan Sheekh.
Dawlada Xasan Sheekh ayaan wada maamulin magaalada Muqdisho waxana amnigiisa ilaaliya ciidamada nabad ilaalinta ee Afrika