XILALKA HADHSAN EE MADAXWEYNAHA QARANKU AANU ILAA HADA MAGCAABIN:-

1. Hanti dhawraha guud
2- Garyaqaanka guud
4- Xeer ilaaliyaha guud
5. Gudoomiyaha qandarasyada qaranka
6. Ku-xigeen Gudida Qandaraasyada Qaranka. 7.Agaasimaha Gudida Qandaraas yada Qaranka .
8. Komishanka xuquuqul insaanka .
9 .Gudoomiyaha Komishanka aydhiska iyo kuxigeenkiisa iyo agaasimaha
10. Maareeyaha Haayada kaydka raashinka
11 .Maareeyaha dekeda
12.Ku-xigeenka Mareeyaha Dekada Berbara
13. Komishanka maamul wanaaga
14. Maareyaha Madbacada qaranka
15. Ku – Xigeenka Madbacada Qaranka
16. Maareyaha haayada wadooyinka
17. Maareeyaha wakaalada biyaha hargeisa
18. Gudoomiyaha haayada tayada
19. Gudomiye Ku xigeen Haayada dhawrista Tayada
20. Agaasimaha Haayada Dhawarista Tayada

21- Taliyaha ciidanka qaranka
22- Taliyaha ciidanka police ka
23- Taliyaha immigration ka
24. Taliya asluubta
25. Taliya ciidanka bada
26. – Taliyaha ciidanka dabdamisk
27. Gudoomiyaha Komshin ka xuquuqul insaan ka .
28. Ku- Xigeenka Hanti dhawaraha Guud
29. Ku- Xigeenka Garyqaanka Guud