Suuqa Waaheen maamulidiisa iyo dib u dhiskiisaba waxa iska leh Dawlada Hoose Ee Hargaysa. Dawlada Hoose ayaana xaq u leh shirkadii u qalanta in ay u dhiibto.
Waxii aan intaa ahayna waa xadgudub sharci iyo gacan togaalayn masuuliyadeed.
Waaheena dadkii daganaa way joogaan.
D.H.H waa in faraha looga qaado si aanu u dhisno suuq aan Africaba ku oolin.”
Xil. Yaasiin Cumar Yare
Golaha deegaanka Hargeysa .