Xildhibaan ka soo goostay magaaladda Laascaanood ayaa maanta soo gaadhay magaaladda Hargeysa ee Caasimadda Somaliland.

Xildhibaanka waxa magaaladda Hargeysa ku soo dhawaysay siyaasiyad Fahiima Yuusuf Quunje oo dhawaan ku soo.laabatay Somaliland.

Wararka ayaa sheegaayz in siyaasiyiin culus iyo xubno badan oo kale ay ku soo waajahanuihiin Somaliland.