Waxa saaka golaha wakiiladda la hor keenay xildhibaan Maxamed Abiib oo ay xukuumadu shalay ka qabatay isaga oo ka soo degay madaarka Hargeysa
Xeer ilalinta ayaa golaha wakiilada ka dalbtay in xilka laga xayuubiyo xildhibaan Abiib kadib markii dacwadda la dhegaystay waxa golaha laga qaaday Cod
Golaha waxa saaka fadhiya 57 mudane, 51 ayaa diiday, 3 way ogolaadeen, 2 waa ka aamuseen, Guddoomiye ma codeyn.