“Ardeyda dugsiyadda ka baxay lacagta Wasaaradda waxbarashadu ka qaado ee shahaadada loogu sameeya waa xaaran sharciga baal marsan yeyna bixin ee buste ha u siiyaan dadka danyarta ah, Qofka buka ee cisbitaalka warqad ka raba lacagta laga qaadaya waa xaraan ee Askari funaanad ha u siiyo.”
Xildhibaan Barkhad Batuun.

Ardeyda dugsiyadda ka baxay lacagta Wasaaradda waxbarashadu ka qaado ee shahaadada loogu sameeya waa xaaran sharciga baal marsan yeyna bixin