Saaka waxa iyana cisbatalka guyd ee Hargeysa booqasho ku tagay xubno ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Kaah, kuwaasi uu hogaaminaayay Gudoomiyaha xisbigaasi Maxamuud Xaashi Cabdi.

Waxa booqasho xaalad uu kuur galid ah isna cisbatalka ku booqday madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro.