Xisbiga WADDANI oo Magacaabay Xilal cusub

Hargeysa(Qaran news)-Kusimaha guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Marwo Milgo Maxamed Cilmi Sanbalooshe ayaa magacowday hoggaanno ka mid ah garabka dhallinyarada, guddoomiyaha gobolka Hawd, guddoomiye kuxigeenka gobolka Daadmadheedh iyo masuuliyiin kale.