Xisbiga Waddani wuxuu soo dhaweynayaa xabbad-joojinta ay xukuumadda Somaliland ku dhawaaqday.
Mar labaad, Xisbiga Waddani wuxuu ku celinayaa oo uu dirayaa baaq nabadeed iyo in wadahadal ay labada dhinac miiska isugu yimaaddaan, waxaanu diyaar u yahay in uu ka qayb qaato nabadda iyo wadahadalka xalka lagaga gaadhayo shiqaaqada Laascaanood”.
Gudoomiye xirsi Cali xaaji xasan.