Wasaarada arimaha gudaha Somaliland ayaa sheegtay in ay baadhitaan ku wado xildhibaan Qaasim Saleebaan oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland.
Xildhibaanka oo shallay eedeeyay wasiir kaahin ayay maanta wasaaradu ku eedaysay in ay hayaan xoggo sheegaya in uu qayb ka ahaa colaada Laascaanood ka taagan.