Waxa saaka si rasmi ah u bilaamay daamur dhigidda waddada isku xidha Hargeysa iyo Balligubadle.
Wadadani ay ka mid ah ballanqaadyada midho dhalay ee Xukumadda madaxweyne Cirro ay kaga dhabaysay hir galinteeda iyada oo daba socotay balanqaadkii ay la gashay dadweynaha gobolka Hawd iyo Maroodi-jeex wadadani ayaa halbowle u noqon doonta ganacsiga gobolka Hawd iyo deegaanada ku dhowndhow iyo gobolkaba.










