Xukuumadda Oo ku kala aragti duwan Wadahadal Ay Mucaaradka lala galo, Wasiirro maalmo gudahood laba Mowqif oo kala duwan sheegay
“Xukuumaddu wax wada hadal ah lama galayso mucaaradka inta ay ka noqonayaan go’aamadii ay soo saareen 13 Nov” Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Tegnoolajiyadda Cabdiweli Sheekh Suufi
“Xukuumaddu marnaba may awdin mana xidhin albaabadka wada hadalka. Wada hadalka ayuu dalku innoogu degayaa”
Wasiirka Qorshaynta Somaliland, Axmed Buuxane