Sida ka muuqata codka madaxweynahii hore ee Somaliland Muj Ahmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo waxa uu codkni u dirayaa qoyskiisa siiba xaaskiisa mama Amina Waris iyo caruurtiisa.

Xiligu waa xili aad u adag oo Axmed Siilaanyo uu dantiisa uu ka hore mariyay tii qaranka la xoraynaayay taasi oo maanta la hadhsanaayo midhihii uu beeray ee Somaliland oo maanta qarka u saaran aqoonsi.

Alle naxariistii jano ha ka waraabiyo

Amiin