1 July Somalia xoriyad ma qaadan ee israac baa dhacay oo Somaliland baa lagula dhuuqaayey. Aan kuu sababeeyo, Talyaanigu wuxuu maamulkii Somalia ku wareejiyey UN markii dagaalkii labaad ee aduunka uu ku jabay hadaba lama siin Somalia wax xoriyad ah warqada xoriyada ama cid ka haysa xog miyaad aragtay xataa wafti ha noqotee?
Waana sababta ay u furan tahay map-ka u dhexeeya Somalia iyo Ethiopia ilayn Talyaaniga iyo Ethiopia kumay heshiin xuduuda balse Ingiriiska iyo Ethiopia heshiish bay kala saxeexdeen waana ssbabta ay u tahay line toosan. Markaa Somalia xor maaha wali, kursigay ku fadhidaana waa kii Somaliland.





