Boqortooyada Dalka sacuudi carabiya ayaa iclaamisey in Berrito oo ah Maalin khamiisa “23 Rabiical Akhir 1444” laga tukan doono Labada Xaram “Masjid Al-xaramka Makka & Masjid Al-nebawiga Madiina” Salaada istisqada ama Roob doonta “Rain seeking Prayers”.waxaa sidaas sheegay Imaamka & Khatiibka Guud ee Xaramka Makka Sheikh Sudeysi