Maamulka Puntland ayaa iska-hor-imaadi xalay ka dhacay Garoowe ku eedeyey Xukumada Xasan sheekh “Dowladda Somalia”
Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland Cabdi Faarax Siciid Juxaa ayaa yidhi: “Ergeyga Xasan Shiikh ee Ganacsiga Khadar C/raxmaan Faroole “Wiil uu dhalay Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan faroole” ayaa ka danbeeyey weerarka lala beegsaday sanaadiiqda doorashada.
May be an image of 1 person, dais and text