#Somaliland: 26 june 1960-kii, Talo-xumo inagu dhacday ayaa ilaa maanta saamaynteedii aynu la liidannaa oo dabar inagu noqotay.
ilaahay immikana ha inooga sahlo hogaan-xumo inoo horseeda burbur iyo cawaaqib-xumo aanay taariikhdu ilaabi-doonin.Happy 26-june.
— Faysal Ali Warabe (@FaisalAliWarabe) June 25, 2022