M/weyne Muuse Biixi ayaa shaaciyey inaay  Ciidamada Somaliland  marnaba ka bixi doonin Gobolka Sool
“ Erayga ah Somaliland ha baxdo waa erey ay soo tuureyso argagixisada rabta inay buuq meesha ka abuurto , ciidanku kama baxaayo Somaliland waana uu difaacayaa …”