Suldaanka Guud ee Beesha ARAB oo aan ka mid aheyn waftiga Madax dhaqameedka ah ee Laascaanood u baxay .
Suldaanka Guud ee Beesha ARAB Suldan Cabdiraxmaan Sul Cumar Sul Maxamed Sul Faarax ayaan qeyb ka aheyn isla markaana la sheegay inuu ka cudur daartey inuu ka mid noqdo waftiga madax dhaqameedka ah ee Laascaanood u baxay .
Sidoo kale laba Suldaan oo ka mid ah saladiinta waa weyn ee beesha Arab oo kala ah Suldaan Barre Xaaji Xussen iyo Suldan Xussen Xaaji Cabdi Cabdilaahi ayaa iyaguna qeyb ka aheyn waftigaas madax dhaqameedka ah
Suldaanka Guud ee Beesha Arab oo dhawaan warbaahinta la Hadley ayaa cadeeyey inuu la dareen yahay oo uu dhinacooda mar walba taagan yahay Beesha Dhulbahante
May be an image of 4 people