Burbur ayaa ku yimid biriijka Jaamacada Camuud oo dabayaaqadii sanadkii 2020 ay xukuumada Muuse Biixi ka hir galisay magaalada Boorama.
Waa biriijkii Labaad ee ay waxyeelo u gaystaan Roobabka ka da’aaya deegaanada Somaliland Xilligan Gu’ga oo bilow ah.